Loading Events

« All Events

SEND Together | Global Majority SEND parent monthly meeting

September 17 @ 10:00 - 12:00
Free
SEND Community session with Bristol Parent Carers and Murmuration Community Therapy | East Bristol

يسعدنا أن نستضيف جلسة مجتمعية شهرية ودية حول SEND، بالتعاون مع Murmuration Community Therapy في شرق بريستول.

هذه جلسة مريحة ومرحِّبة، مخصصة لأولياء الأمور ومقدّمي الرعاية من مجتمعات الأغلبية العالمية، الذين يعتنون بأطفال وشباب لديهم احتياجات تعليمية خاصة وإعاقات (SEND).

يمكنك الحضور للقاء أشخاص آخرين، والاسترخاء، والحصول على الدعم.

إذا كنت تبحث عن أشخاص يفهمون ما تمر به، فهذا المكان لك.

يمكنك الحجز مسبقًا أو الحضور مباشرة.

الترجمة إلى العربية:

ستتوفر منطقة حضانة للأطفال (Crèche) مع مشرفين على اللعب في نفس الغرفة التي تُعقد فيها جلسة الدعم. وأثناء وجود الأطفال في منطقة الحضانة، يبقى الوالدان/مقدمو الرعاية مسؤولين عن أطفالهم في جميع الأوقات.

كما نرحب بالأطفال الذين لا يحملون تذكرة للحضانة، ولكن يجب أن يبقوا مع والدهم/والدتهم أو مقدم الرعاية الخاص بهم طوال مدة الجلسة، ولا يُسمح لهم بدخول منطقة الحضانة.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qabanno kulan bill walba ah oo saxiibtinimo mujinaya oo ku saabsan SEND, anagoo la shaqeynayna Murmuration Community Therapy ee qaybta Bristol.

Kulankan waa nasasho iyo soo dhoweyn leh. Waxaa loogu t

alagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha ka tirsan bulshadooyin kala duwan (global majority) ee daryeelka carruurta leh iyo baahiyo waxbarashada uu gaar ah (SEND).

Waxaad halkan uu iman kartaa si aad ula kulanto daad kale, oo aad uu nasatiid, iyo sii aad u hesho taageero.

Haddii aad rabto inaad la hadasho daad fahmaya waxa aad la kulantay, halkan waa meel khaas kuu ah.

Waxaad horay u sii qabsan kartaa boos ama si toos ah ayaad uu iman kartaa.

Goob xannaano carruur (crèche) oo ay joogaan shaqaale daryeela carruurta ayaa laga heli doonaa isla qolka lagu qabanayo kulanka taageerada. Inta ay carruurtu ku jiraan goobta xannaanada, waalidiinta/daryeelayaashu waxay mar walba mas’uul ka yihiin carruurtooda.

🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 We’re delighted to host our friendly, monthly SEND Community Session in partnership with Murmuration Community Therapy in East Bristol.

This welcoming, relaxed space is for parent carers from global majority communities who are caring for children and young people with Special Educational Needs and Disabilities (SEND) to connect, unwind and feel supported.

Carruurta aan haysan tigidhka xannaanada (crèche ticket) weli waa lagu soo dhoweynayaa inay ka qayb galaan, laakiin waa inay la joogaan waalidkooda/daryeelayahooda inta uu socdo kulanku, mana geli karaan goobta xannaanada carruurta.

Whether you’re looking for a moment of calm and hoping to meet others who truly get what you are going through, you’ll be met with warmth, understanding and a community that’s here for you. You can book in advance or drop in.

A crèche area with play workers will be available in the same room as the support session. While in the creche area parents/carers remain responsible for their child at all times.

Children without a crèche ticket are still welcome to attend, but they must stay with their parent/carer throughout the session and can not access the creche area.

Venue

  • Junction 3 Library
  • 138b Lower Ashley Road
    Baptist Mills, England BS5 0FJ United Kingdom

Organiser